Sheekh Shariif oo cadeeyay in ay diyaar u yihiin khilaafka kala dhexeeya Muqaawamada in loo bandhigo Shareecada Islaamka
Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta garabkiisa Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in uu diyaar u yahay
R/Wasaaraha Itoobiya oo shaaciyay todobaadyo gudahooda in uu dalka kala baxayo ciidamada ka jooga
R/Wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada dalkiisa ee ku sugan Somaliya ay todobaadyo gudahooda kaga daad gureyn doonaan dalka Somaliya maadaama uu sheegay in ay soo afjareen howlgalladoodii.
U.S. says lacks intelligence to fight pirates in Somalia
MANAMA (Reuters) - The United States lacks the intelligence needed to pursue the fight against pirates on Somali soil, U.S. Defense Secretary Robert Gates said on Saturday.
Somali fara badan oo ay ku jiraan Xildhibaano oo maanta lagu qab qabtay howlgallo ciidamada Kenya ka sameeyeen Nairobi
Ciidamada dawladda Kenya aya maanta howlgallo ay kasameyeen xaafadda ay inta badan degan yihiin Somalida ee Islii,kuna taalla Nairobi kusoo qab qabteen ku dhawaad
Kulan Caalami ah oo ka dhan Burcad badeeda Somaliya oo ay martigalineyso Kenya
Waxaa maanta dalka Kenya ka furmaya kulan Caalami ah oo looga arrinsanayo kooxaha burcad badeeda Somaliya kaasi oo oo ay ka qeybgalayaan wakiilo kala duwan oo ka
Qarax Weyn oo lagu beegsaday xero Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin Ismaamulka Somalida ee deegaanka Wardheer
Wararka naga soo gaaraya deegaanka wardheer ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi saaka uu qarax ka dhacay Xero Milatari oo ay ku lahaayeen
Ethiopian troops pouring into Somalia to help western-backed government
MOGADISHU, Somalia - Ethiopian troops are reportedly pouring into neighbouring Somalia to fight Islamic insurgents who have taken over much of the country.
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ku eedeeyay Itoobiya in ay beel beel u kala qeybineyso Somaliya
Hogaamiyaha Isbaheysiga Dib U Xoreynta garabkisa Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ku eedeeyay dawladda Itoobiya inay u duubatay sidi ay ugu kala qeybin
Ciidamo Itoobiyaan oo dhaq dhaqaaqyo dagaal ka wada qeybo kamid ah Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Somaliya
Ciidamo aad u fara badan oo Itoobiyaan ah aya dhaq dhaqaaq dagaal ka bilaabay deegaano kala duwan oo ka kala tirsan Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud iyadoona ay